Waxaad Ka Ilaalisaa Qoyskaaga Liidhka Gurigaaga (Protect Your Family from Lead in Your Home in Somali)
Nuqulka dib u eegista lagu sameeyay 2026 ee buugyaraha Ka Ilaalinta Qoyskaaga Liidhka ee Gurigaaga iminka waa la helikaraa. Nuqulkan waxa uu muujinayaa heerarka talaabada dhaska liidhka ee cusub (oo hore loo odhan jiray heerarka nadiifinta dhaska liidhka) iyo heerarka lagaga warbixiyo dhaska liidhka (ooh ore loo odhan jiray heerarka khatarta dhaska liidhka) oo bilaabantay Janaayo 12, 2026. Heerarkan waxaa lagaga hadlay bogaga 6 iyo 11. Bogaga 10 iyo 11 Janaayo 2026 nuqulka muujinaya sharax cusub ee nadiifinta oo dhaqan geley Janaayo 13, 2025.